Qaamuuska Af-Soomaaliga (Soomaali ku Soomaali)
source

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Soomaali ku Soomaali)

(191)
Price
Free
Category
Education
Last update
Sep 07, 2022
Publisher
Loading...

Ratings & Reviews performance

Ratings & Reviews performance provides an overview of what users think of your app. Here are the key metrics to help you identify how your app is rated by users and how successful is your review management strategy.

Number of reviews,
total
191
Avg rating,
total
⭐4.6
Loading...

Description

1520 chars

( Qoraaga Buugga ) "Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamuuska Soomaali-Talyaani (Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad,Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba’een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga “Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Akedemiyadii, sida hay’adaha kaleee qaranka, iyo guud ahaan xaaladihii colaadeed ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995,Puglielli e Bitocchi 2009). Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjoogsanindhamaystirka hab daabacaadda qaamuuskan oo aan maanta u soo bandhigayno"

Screenshots

https://play-lh.googleusercontent.com/uXDZvhEkxTmRm2Ep-3Mx6Z5uqRs_4rq1wkf9VjCNPeT4_wZG9BKp2Cg3aKNfxHRBXfI=w720-h310https://play-lh.googleusercontent.com/z8fK0g0JH1j10bIW6J4MqOHk4KFGbhpQ944xyE8--xx8JwTxQKdnbNBi8BF_bFSJzSje=w720-h310
Loading...
Loading...

Find growth insights on our blog

React to user feedback and market trends faster